Howlgal degaano cusub looga saaray Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehliyaan Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamuud Awbakar Dhagaweyne qaar ka mida hogaanada dhaqanka iyo Saraakiisha Guutada 5-aad ee Ciidanka Gorgor ayaa gaaray Degaanka Xasan-Raqay oo lagala wareegay Al-Shabaab. Cali Jeyte ayaa xusay in Degaanada laga saaray Al-shabaab laga abuuri doono Adeegyada muhiimka ah ee bulshada iyo maamulo si shacabka … Continue reading Howlgal degaano cusub looga saaray Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan (Sawirro)